HomeWararCiidanka Dowladda oo howl-gal Culus ka fuliyay deegaannada u dhexeeya Balcad iyo...

Ciidanka Dowladda oo howl-gal Culus ka fuliyay deegaannada u dhexeeya Balcad iyo Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamadda Qalabka Sida ayaa howlgallo Culus ka wada deegaannada u dhexeeya Balcad iyo Afgooye halkaasi oo dhawaan Ciidanku si buuxda ula wareegeen. Ciidanka Saaka degaanadaasi howlgallada ka billabay ayaa waxaa ay ka kooban yihiin qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga dalka, waxaana howgalka saaka si gaar ah u fuliyay Ciidanka Duufaan ee Nisa iyo Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Qalabka Sida ayaa howlgallo Culus ka wada deegaannada u dhexeeya Balcad iyo Afgooye halkaasi oo dhawaan Ciidanku si buuxda ula wareegeen.

Ciidanka Saaka degaanadaasi howlgallada ka billabay ayaa waxaa ay ka kooban yihiin qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga dalka, waxaana howgalka saaka si gaar ah u fuliyay Ciidanka Duufaan ee Nisa iyo Ciidanka Booliiska gaarka ee Haram-cad.

- Advertisement -

Ciidanka oo dhawaan la wareegay degaanada, ayaa waxaa ay si gaar ah howgal qorsheysan kaga fuliyeen degaanada kala ah:

  1. Basra
  2. Sapyo
  3. Bahdaad
  4. Beled Al Kariim
  1. Baldooska
  2. Alifoow
  3. Muryaley
  4. Daniga Balow
  5. Buula Xansholey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts