HomeWararMas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo ku dhintay Qaraxyo ka dhacay Baladweyne

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo ku dhintay Qaraxyo ka dhacay Baladweyne

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo waa weyn oo Saaka ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana dhinmasho iyo dhaawac ku noqday masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshbeelle iyo dad shacab ah. Wararkii ugu dambeeyay ee soo baxaya ayaa tilmaamaya in Qaraxyadaasi ay ku dhinteen masuuliyiin kala duwan oo ay ku jiraan […]

- Advertisement -

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo waa weyn oo Saaka ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana dhinmasho iyo dhaawac ku noqday masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshbeelle iyo dad shacab ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee soo baxaya ayaa tilmaamaya in Qaraxyadaasi ay ku dhinteen masuuliyiin kala duwan oo ay ku jiraan Wasiir iyo madax kale oo ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Dadka Geeridooda la xaqiijiyay eek u dhintay Qaraxyadaasi ismiidaaminta ah waxaa ka mid ah Gudoomiye kuxigeenkii Gobalka Hiiraan Abuukar Maadeey iyo wasiirkii Caafimaadka Hirshabeelle Dr. Zakariye Hurre.

Sidoo kale wararku waxaa ay tilmaamayaan in dhaawacmeen masuuliyiin kale oo ka tirsan Gobolka iyo mamulka Hirsahbeelle.

Qaraxyada saaka lagu weeraray Baladweyne ayaa waxaa lagu fuliyay labo gaari oo waa weyn oo xamuul ah kuwaasi oo laga soo buuxshay waxtyaabaha Qaraxa.

- Advertisement -

Wali lama xaqiijin tirade khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi, waxaana lasoo sheeegayaa khasaare badan, inkastoo laamaha ammaanka iyo maamulka Gobolka aysan wali wax war ah kasoo saarin Qaraxyadaasi.

Latest stories