HomeWararTaliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo Digniin cusub soo saaray

Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo Digniin cusub soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay dagaalamayaasha Al-shabaab. War Qoraal ah oo lagu daabacay bogga Twitter-ka Taliska NISA ayaa lagu shaaciyay in la qabtay 10 qof, kuwaasi lagu eedeeyay inay si yaabo kala duwan u la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay dagaalamayaasha Al-shabaab.

War Qoraal ah oo lagu daabacay bogga Twitter-ka Taliska NISA ayaa lagu shaaciyay in la qabtay 10 qof, kuwaasi lagu eedeeyay inay si yaabo kala duwan u la macaamileen Al-shabaab, in kastoo aysan faah faahin ka bixin goobaha dadkaas lagu qabtay.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa caddeeyay in tallaabo waafaqsan sharciga dalka laga qaadayaa cid waliba oo u tagta ama u adeegta Al-shabaab, iyagoona Digniinta u diray dadka u Garsoorka doonta deegaanka Shabaab.

Arrintaan ayaa kusoo aadeysa, iyada oo sii hordhayaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada dalka, waxaana si gaar ah Gobolada Hirshabeelle iyo Galmudug uga dhacaya dagaalo u dhexeeya Ciidanka dowladda iyo Shabaabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts