HomeWararCiidanka Dowladda oo la wareegay degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka Dowladda oo la wareegay degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan iyo ciidan uu hoggaaminayo ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM koonfur kaga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka iyo Ciidanka xoogga dalka dowladda Soomaaliyeed ayaa howlgal ka wada tuulada Booco iyo degaannada ku xeeran. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan iyo ciidan uu hoggaaminayo ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM koonfur kaga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka iyo Ciidanka xoogga dalka dowladda Soomaaliyeed ayaa howlgal ka wada tuulada Booco iyo degaannada ku xeeran.

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inaysan la kulmin wax dagaal ah, ayna sii wadi doonaan howlgalka ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Waa markii ugu horreeysay oo Al-Shabaab laga saaro deegaanka Booco tan iyo markii ay la wareegeen muddo ka badan 13-sanno.

Al-shabaab ayaa deegaanka Booco waxay u  aheyd fariisin muhiim maxaa uga furneyd Maxkamado iyo xaruumo kale, iyagoo sidoo kale ka mid ahayd goobaha ay kasoo abaabulaa qaraxyada iyo dilalka qorsheysan.

Latest stories