HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo Weerar Culus ku qaaday degaan ay ku sugnaayeen...

Ciidanka Xoogga dalka oo Weerar Culus ku qaaday degaan ay ku sugnaayeen AL-Shabaab

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay in ay Weerar culus ku qaadeen xubno ka tirsan dagaalamaayasha  Al-shabaab oo isku Urursanayey deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya. Ciidanka ayaa weeraray ceelka Sinadhaqo oo Al-Shabaab ay isku aruursaneeysay waxaana hada socda Howlgal ay wadaan Ciidanka oo garab ka helaaya dadka […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay in ay Weerar culus ku qaadeen xubno ka tirsan dagaalamaayasha  Al-shabaab oo isku Urursanayey deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Ciidanka ayaa weeraray ceelka Sinadhaqo oo Al-Shabaab ay isku aruursaneeysay waxaana hada socda Howlgal ay wadaan Ciidanka oo garab ka helaaya dadka deegaanka

- Advertisement -

Waxaa la xaqiijiyay in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh, inkastoo ilaa iyo hadda aan la xaqiijin tirada rasmiga ah, maaddaama sida la sheegay weerarka ay qaadeen Ciidanku uu ahaa mid aad u xooggan.

Hawlgaladada ka dhanka ah Al-shabaab ayaa ka socda Gobolada Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan kuwaas oo hawlgaladii ugu dambeeyey guulo ay ka sheegteen Ciidanka Dowladda iyo dadka degaaanka.

Sidoo kale Ciidanka Dowladda ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM koonfur kaga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

 

 

Latest stories