HomeWararRW Xamse oo ka hadlay geerida Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow

RW Xamse oo ka hadlay geerida Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow, ehelka, Guddoonka Golaha Shacabka, Xildhibaannada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuumka oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ku tilmaamay Marxuum Maxamed Mursal Boorow muwaadin qarankiisa ugu adeegay si daacad ah, kaalin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow, ehelka, Guddoonka Golaha Shacabka, Xildhibaannada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuumka oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ku tilmaamay Marxuum Maxamed Mursal Boorow muwaadin qarankiisa ugu adeegay si daacad ah, kaalin wanaagsanna ka qaatay horumarka iyo dib-u-soo kabashada dalka.

- Advertisement -

“Waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu Jannadiisa ka waraabiyo Marxuum Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo ahaa muwaadin dalkiisa ugu soo adeegay si hagar la’aan ah, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Guddoonka, Xildhibaannada iyo qoyska uu ka baxay Xildhibaanka”.Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts