HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Wasiiro cusub (Wareegto)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Wasiiro cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay magacaabay Wasiiro iyo Wasiir ku-xigeeno cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Maxamed, Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Cabdullaahi C/raxmaan Ibraahim Baardheere. Wasiirka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay magacaabay Wasiiro iyo Wasiir ku-xigeeno cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Maxamed, Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Cabdullaahi C/raxmaan Ibraahim Baardheere.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha Maamulka ayaa waxaa laga dhigay Mukhtaar Maxamed Aadan, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda howlaha guud ee Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Maxamed Carmo Maxamed.

Sidoo kale Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Axmed Maxamed Aadan u magacaabay Wasiir ku-xigeenka Bay’ada iyo Duur-joogta iyo Muxyadiin Xaaji Caddow oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa faray Wasiirada cusub ee uu magacaabay inay si dhaqsi ah xilka ugala wareegaan Wasiiradii xilalka laga qaaday.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista

 

Latest stories