HomeWararCiidanka Puntland oo gacanta kusoo dhigtay Nin fal isugu jiray kufsi iyo...

Ciidanka Puntland oo gacanta kusoo dhigtay Nin fal isugu jiray kufsi iyo Dil geystay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ciidamada ammaanka Maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Nin ku eedeysan inuu dhawaan fal isugu jiray kufsi iyo dil Gobolka Sool ugu geystay gabar lagu magacaabi jiray Aamina Faarax Colaad, taasi oo Meydkeeda laga helay miyiga Berda-dawanle. Ciidanka ammaanka ayaa howlgalo maalmo qaatay kadib  gacanta kusoo dhigay Ninka falkaas kufsiga iyo dilka ku eedeysan, sida […]

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka Maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Nin ku eedeysan inuu dhawaan fal isugu jiray kufsi iyo dil Gobolka Sool ugu geystay gabar lagu magacaabi jiray Aamina Faarax Colaad, taasi oo Meydkeeda laga helay miyiga Berda-dawanle.

Ciidanka ammaanka ayaa howlgalo maalmo qaatay kadib  gacanta kusoo dhigay Ninka falkaas kufsiga iyo dilka ku eedeysan, sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Cali Jaamac Faarax.

- Advertisement -

Guddoomiye Cali Jaamac oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu xaqiijiyey in Ninka dilay marxuumad Aamina Faarax Colaad ee Meydkeeda laga helay miyiga Berda-dawanle oo ka tirsan degmada Taleex ee Gobolka Sool lasoo qabtay.

Dhacdadan ayaa waxa sidoo kale horay uga hadlay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Maamulka Puntland Siciid Cabdi Muumin, isagoo ku baaqay in si deg deg ah gacanta loogu soo dhigo cid kasta lala xiriiriyo falkaas.

Deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa marar kala duwan ka dhacay falal isugu jiray kufsi iyo dil loo geysteen rag oo intooda badan gacanta lagu soo dhigay, kadibna la horgeeyay Maxkamad oo xukumo dil iyo xarig ku riday.

Latest stories