HomeWararLafta-gareen iyo Mustafe Cagjar oo ka wada hadlay qodobbo uu ka mid...

Lafta-gareen iyo Mustafe Cagjar oo ka wada hadlay qodobbo uu ka mid yahay Amniga Xuduudka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdiga uu Hogaaminayo Socdaalka Shaqo ku jooga Magaalada Jigjiga ayaa Booqday Jaamacada Jigjiga isagoona Madaxweyne Mustafe Cagjar kala hadlay Hormarinta Waxbarashada Deegaanada Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida  Mustafe Cagjar ayaa Madaxweyne Laftagareen ubalan qaaday in Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed kala shaqayn doono Hormarinta Waxbarashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdiga uu Hogaaminayo Socdaalka Shaqo ku jooga Magaalada Jigjiga ayaa Booqday Jaamacada Jigjiga isagoona Madaxweyne Mustafe Cagjar kala hadlay Hormarinta Waxbarashada Deegaanada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida  Mustafe Cagjar ayaa Madaxweyne Laftagareen ubalan qaaday in Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed kala shaqayn doono Hormarinta Waxbarashada iyo Xaqiijinta Amniga waxaana uu Sheegey in Ardayda Waxbarashada Koonfur Galbeed ugu Deeqay Deeq Waxbarasho oo Lacag la,aan ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts