HomeWararXildhibaan Odawaa oo iska diiday Xubinimada Guddi uu Magacaabay Guddoomiye Aadan Madoobe

Xildhibaan Odawaa oo iska diiday Xubinimada Guddi uu Magacaabay Guddoomiye Aadan Madoobe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iska diiday ka mdi noqoshada guddi ku meel gaar ah oo goordhaweyd uu Magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Adan Madoobe. Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka cudur daartay xubinimada Guddiga la magacaabay, waxaana u mahadceliyay Guddoomiyaha. “Anigoo u mahad celinaya gudoomiyaha golaha shacabka JFS Mudane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iska diiday ka mdi noqoshada guddi ku meel gaar ah oo goordhaweyd uu Magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Adan Madoobe.

Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka cudur daartay xubinimada Guddiga la magacaabay, waxaana u mahadceliyay Guddoomiyaha.

- Advertisement -

“Anigoo u mahad celinaya gudoomiyaha golaha shacabka JFS Mudane Sh Aadan Maxamed Nuur (Sh Aadan Madoobe), haddana waxaan ka cudur daaranayaa ka mid noqoshada xubinimada guddigaan hoos ku lifaaqan” ayuu yiri Xildhibaan Odawaa.

Odawaa oo sii hadlayay ayaa sidoo kale waxaa uu farriin u diray Xildhibaanada Baarlamaanka federaalkasi oo Soomaaliya,taasi oo ku aaddan ilaalinta nidaamka iyo Anshaxa iyo dhaqanka Golaha.

“Xildhibaanada saxiibadeey ah waxaan kula dardaarmayaa in aan mar walba ilaalinno anashax iyo dhaqanka wanaagsan, xasuusnaana inaan nahay indhihii dalka” ayuu yiri Odawaa.

- Advertisement -

Dhawaan ayay ahayd markii Fadhiga Golaha oo lagu ansixinayay Wasiirada Cusub ee RW Xamse ay ka dhalatay fowdo iyo buuq, taasi oo keentay in Xildhibaanada qaar ay faowdo sameeyeen.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts