HomeWararBeyle”Aduunyada oo dhan baa ku oraneysa Tuug Tuug dhalay hadii aanan sameynin...

Beyle”Aduunyada oo dhan baa ku oraneysa Tuug Tuug dhalay hadii aanan sameynin xisaab xir”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo ku saabsan Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda ee 2022 ka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka, iyadoo Su’aalo laga weydiiyay arrimaha ku aaddan Miisaaniyadda Dowladda. Xildhibaanada ayuu kaga warbixiyay arrimaha Miisaaniyadda, waxaana intii uu Baarlamaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo ku saabsan Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda ee 2022 ka.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka, iyadoo Su’aalo laga weydiiyay arrimaha ku aaddan Miisaaniyadda Dowladda.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayuu kaga warbixiyay arrimaha Miisaaniyadda, waxaana intii uu Baarlamaanka ka hor hadlayay uu carrabka ku dhuftay in sanadkii hore ay wasaaraddiisu sameysay Xisaab xir. Taasi oo Xildhibaanada qaar ay su’aalo galiyeen.

Wasiirka Cadbiraxmaan Beyle ayaa sheegay in aysan jirin xisaab-xir ku maqan wasaaradda Maaliyadda, isagoona ku eedeeyay Baarlamaankii hore in aysan sameeynin xisaab xir.

”Aduunyada oo dhan baa ku oraneysa Tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin”  ayuu yiri Wasiir Cabdiraxman Ducaale Beyle oo ka kahor hadlaayay Xildhibaanada  Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa wasiirka weydiiyay su’aalo kale oo muhiim ah, oo ku aaddan arrinta Maaliyadda iyo sida ay Wasaaraddiisu u maaraysay, intii uu xafiisla fadhiyay, waxaana Wasiir Beyle uu ka jawaabay su’aalaha ay Xildhibaanadu weydiiyeen, kuwaasi oo qaarkood ahaa kuwo aad xasaasi u ah.

Kulankaan maanta oo diiradda lagu saarayo Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda ayaa horay Xildhibaanada loogu wargaliyay in ay soo xaadiraan, waxaana haatan xarunta ku sugan dhammaan Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts