HomeWararXiisad mar kale ka soo cusboonatay xadka Suudan iyo Itoobiya

Xiisad mar kale ka soo cusboonatay xadka Suudan iyo Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Milatariga Sudan ayaa wacad ku maray in ay tallaabo ku haboon kaga falcelin doonaan dilka ay sheegeen in Itoobiya ku khaarajisay todoba qof oo iskugu jiray rayid iyo askar ay qabteen ciidamada Itoobiya. Xukuumadda Sudan ayaa iyaduna u yeedhatay safiirkeedii u fadhiyey Addis Ababa, hase yeeshee warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arimaha dibada Itoobiya ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milatariga Sudan ayaa wacad ku maray in ay tallaabo ku haboon kaga falcelin doonaan dilka ay sheegeen in Itoobiya ku khaarajisay todoba qof oo iskugu jiray rayid iyo askar ay qabteen ciidamada Itoobiya.

Xukuumadda Sudan ayaa iyaduna u yeedhatay safiirkeedii u fadhiyey Addis Ababa, hase yeeshee warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arimaha dibada Itoobiya ayaa lagu beeniyey sheegashada milatariga Sudan waxaanay wasaaraddu sheegtay in ay askartaasi ku dhinteen shaqaaqo dhex martay askar Sudan ah iyo maleeshiyaad Itoobiyaan ah.

- Advertisement -

Waxaanay warbixintu intaa ku dartay in ay dawaladda Itoobiy ka xuntahay dhacdadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts