HomeWararDowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed la yeelan doono hoggaamiyayaasha jabhaddaTigreega si xal loogu helo dagaalka sokeeye ee 19 bilood ka socda waqooyiga dalkaasi. Toddobada xubnood ee guddiga waxaa guddoomiye u ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka arrimaha dibadda Demeke Mekonen, halka xubnaha ay ku jiraan taliyaha sirdoonka iyo la taliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed la yeelan doono hoggaamiyayaasha jabhaddaTigreega si xal loogu helo dagaalka sokeeye ee 19 bilood ka socda waqooyiga dalkaasi.

Toddobada xubnood ee guddiga waxaa guddoomiye u ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka arrimaha dibadda Demeke Mekonen, halka xubnaha ay ku jiraan taliyaha sirdoonka iyo la taliyaha amniga ee ra’iisul wasaare Abiy Axmed, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

- Advertisement -

War qoraal ah oo uu soo saaray Isniintii Wasiirka Cadaaladda Gediwon Timothios, oo sidoo kale xubin ka ah guddiga, ayaa sheegay in Xisbiga Barwaaqo ee talada haya uu dhigay habraacyo lagu raadinayo xal nabadeed oo laga gaaro colaadda gobolkee Tigree.

Dhanka hogaanka TPLF ilaa iyo imika ma jiro wax war ah oo ka soo baxay oo ku saabsan guddigan wadahadalada ee ay dowladda magacawday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts