HomeWararRa’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda oo Maanta la kulmay Maxamed Rooble

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda oo Maanta la kulmay Maxamed Rooble

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Ra’iisul Wasaaraha xilka kasii dagaya ee Xukuumaddii xilgaarsiinta aheyd Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan salaan iyo xog-wareysi ku aadan xaaladda dalka oo kaliya, wuxuuna kulanka ka dhacay hoyga uu Xarunta Madaxtooyada ka degan yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Ra’iisul Wasaaraha xilka kasii dagaya ee Xukuumaddii xilgaarsiinta aheyd Maxamed Xuseen Rooble.

Kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan salaan iyo xog-wareysi ku aadan xaaladda dalka oo kaliya, wuxuuna kulanka ka dhacay hoyga uu Xarunta Madaxtooyada ka degan yahay Maxamed Xuseen Rooble oo ah Ra’iisul Wasaaraha xilka kasii dagaya.

- Advertisement -

Rooble ayaa Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre u rajeeyay in Eebbe la garab galo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday, uuna  u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud.

Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in Codka kalsoonida siiyaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, si uu u soo dhiso Gollihiisa Wasiirada Xukuumadda oo laga doonayo inay qabtaan shaqooyin dhowr ah, isla markaana muhiim u ah dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts