HomeWararErgeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay Danjirtada Kanada

Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay Danjirtada Kanada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xubnaha safaaradda Kanada oo uu hoggaaminaayay Xoghaya koowaad ee safaaradda ayaa warbixin ka siiyay Ergayga howlaha horumarinta iyo Gargaarka isugu jira ee ay ku taageeraan Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ergeyga ayaa dhankiisa uga mahadceliyay dowladda Kanada sida ay u garab qabanayaan Soomaaliya, isaga oo ka duulaya ahaanshiyaha Kanada ee deeqbixiyaha afaraad ee dhaqaalaha ugu badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha safaaradda Kanada oo uu hoggaaminaayay Xoghaya koowaad ee safaaradda ayaa warbixin ka siiyay Ergayga howlaha horumarinta iyo Gargaarka isugu jira ee ay ku taageeraan Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Ergeyga ayaa dhankiisa uga mahadceliyay dowladda Kanada sida ay u garab qabanayaan Soomaaliya, isaga oo ka duulaya ahaanshiyaha Kanada ee deeqbixiyaha afaraad ee dhaqaalaha ugu badan ugu deeqay Soomaaliya guga 2022.

- Advertisement -

Ergey Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa marka laga tago kordhinta deeqda kala hadlay haddii qeyb ka mid ah dhaqaalaha horumarinta loo weecin karo howlaha gargaarka bini’aadannimo iyo abaaraha.

Sidoo kale CC Shakuur oo kulan la qaatay danjirtada Kanada ayaa kala hadlay gurmadka abaaraha baahsan ee ka jira Soomaaliya iyo Saameynta guud ee Kanada ku yeelan karto Hay’addaha iyo waddama laga filan karo in ay gacan ka geystaan Abaarta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts