HomeWararMusharaxiin ay ku jiraan Farmaajo iyo Madaxdii hore ee dalka oo Maanta...

Musharaxiin ay ku jiraan Farmaajo iyo Madaxdii hore ee dalka oo Maanta hadal-jeedinaya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalintii labaad dhageysan doona hadal-jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya. 19 Musharax ayaa khudbadahooda kahor jeedinaya Xildhibaanada labada Aqal, iyagoo uga hadlaya sooyaalkooda, waxyaabaha lagu dooranayo iyo balanqaadyada ay sameynayaan Musharaxiinta tartamaya. Musharaxiinta Maanta hadalka jeedinaya ayaa waxaa ku jira Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalintii labaad dhageysan doona hadal-jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

19 Musharax ayaa khudbadahooda kahor jeedinaya Xildhibaanada labada Aqal, iyagoo uga hadlaya sooyaalkooda, waxyaabaha lagu dooranayo iyo balanqaadyada ay sameynayaan Musharaxiinta tartamaya.

- Advertisement -

Musharaxiinta Maanta hadalka jeedinaya ayaa waxaa ku jira Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxeyneyaashii hore ee dalka, Madaxweynaha Puntland oo ah Musharax Madaxweyne iyo Musharaxiin kale.

Shalay ayaa waxaa Xildhibaanada khudbadahooda u jeediyay 20 Musharax oo ay ku jireen Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, C/raxmaan C/shakuur, Daahir Geelle iyo Musharaxiin kale oo badan, iyada oo 15 daqiiqo lasiiyay Musharax kasta.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa saacadaha soo socda tegaya Teendhada Afisyooni, si u dhageystaan khudbadaha ay u jeedin doonaan Musharaxiinta, waxaaan doorashada Madaxweynaha ay dhaceysaa 15-ka May 2022.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts