HomeWararMareykanka oo safka hore ka galay waddamada dadkodu ay u dhintaan Isticmaalka...

Mareykanka oo safka hore ka galay waddamada dadkodu ay u dhintaan Isticmaalka Maandooriyaha

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maraykanka ayaa markale dhigay rikoodh cusub, iyada oo ay sii kordhayso tirada dadka u dhinta isticmaalka xad-dhaafka ah ee dawooyinka iyo daroogada, waxaana sannadkii hore la diiwaangeliyey in ka badan 107,000 oo qof sida ay shaacisay xarunta Xakamaynta iyo ka hortagga cudurada ee dalka Maraykanku. Tiradan la soo saaray ayaa ka badan 15% tiradii la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maraykanka ayaa markale dhigay rikoodh cusub, iyada oo ay sii kordhayso tirada dadka u dhinta isticmaalka xad-dhaafka ah ee dawooyinka iyo daroogada, waxaana sannadkii hore la diiwaangeliyey in ka badan 107,000 oo qof sida ay shaacisay xarunta Xakamaynta iyo ka hortagga cudurada ee dalka Maraykanku.

Tiradan la soo saaray ayaa ka badan 15% tiradii la diiwaangeliyey sannadkii hore ee 2020, waxaana taasi ay la macno tahay inay in ugu yaraan uu hal qof u dhinto 5-tii daqiiqoba, isticmaalka xad-dhaafka ah ee daawooyinka iyo daroogada.

- Advertisement -

Dhimashada xad-dhaafka ah ee daroogada iyo daawooyinka ee Maraykanka ayaa kor u socotay labaatankii sano ee u dambeeyey.

Dr. Rahul Gupta oo ah Agaasimaha Xafiiska Aqalka Cad ee Siyaasadda Qaran ee Xakamaynta Dawooyinka ayaa arrintan ku tilmaamay inay tahay mid aan la aqbali karin, isaga oo sheegay in intaraatejiyadda cusub ee madaxweyne Biden ee ku aaddan xakamaynta daawooyinku inay calaamad u tahay, in la dardargeliyo siyaasadda lagu xakamaynayo isticmaalka daroogada iyo dawooyinka sida xad-dhaafka ah loo isticmaalo, iyada oo xuddun looga dhigayo badbaadada shakhsiyaadka iyo bulshada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts