HomeWararQ/Midoobay oo shaacisay tirada dadka Rayidka uu galaaftay Dagaalka ka socda Ukraine

Q/Midoobay oo shaacisay tirada dadka Rayidka uu galaaftay Dagaalka ka socda Ukraine

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in la diiwaangaliyay dhimashada 720 qof oo lagu dilay dagaalada ka socda dalka Ukraine ee u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo kuwa dalkaasi. Hadaladaan ayaa soo baxay ,iyadoo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay yeesheen kulan xog-wareysi ah oo ku saabsan xaaladda Ukraine tan iyo markii Ruushku uu ku  duulay dalkaasi, Sidoo […]

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in la diiwaangaliyay dhimashada 720 qof oo lagu dilay dagaalada ka socda dalka Ukraine ee u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo kuwa dalkaasi.

Hadaladaan ayaa soo baxay ,iyadoo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay yeesheen kulan xog-wareysi ah oo ku saabsan xaaladda Ukraine tan iyo markii Ruushku uu ku  duulay dalkaasi,

- Advertisement -

Sidoo kale,ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen 43 weerar oo lagu qaaday xarumaha caafimaadka ee Ukraine.

Dhinaca kale,Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa in manta oo Jimco ah uu wadahadal dhanka taleefanka ah la sameeyo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping .

Mr Biden ayaa doonaya in madaxweynaha Shiinaha uu cambaareeyo faragalinta Ruushka ee Ukraine

Latest stories