HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Mudug oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maamulka Puntland ayaa Maanta oo jimco ah soo gaba-gabeynaya doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda, waxaana Magaalada Garoowe ka socota doorashada lixda kursi ee ugu dambeeysa kuraasta Golaha Shacabka ee Puntland. Doorashada kursiga tirsigiisu yahay #GSH073 ayaa waxaa ku tartami lahaa laba Musharax oo kala ah  Eng Maxamed Cabdullaahi Keyse iyo Cabdullaahi Cabdi Jaamac, […]

- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa Maanta oo jimco ah soo gaba-gabeynaya doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda, waxaana Magaalada Garoowe ka socota doorashada lixda kursi ee ugu dambeeysa kuraasta Golaha Shacabka ee Puntland.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay #GSH073 ayaa waxaa ku tartami lahaa laba Musharax oo kala ah  Eng Maxamed Cabdullaahi Keyse iyo Cabdullaahi Cabdi Jaamac, balse inta aysan bilaaban ayaa waxaa doorashada ka haray Cabdullaahi Jaamac.

- Advertisement -

Kursigaan ayaa waxaa qaab gacan taag ah loogu coddeeyay oo kusoo baxay Eng Maxamed Cabdullaahi Keyse, isla markaana waxaa uu helay Codadka 101 Erg oo fadhiday hoolka, kadib markii uu doorashada ka tanaasulay Musharax Cabdullaahi.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay #GSH199 ayaa waxaa kusoo baxay oo ku guuleystay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur yare Sanyare oo loogu coddeeyay qaab gacan taag ah, kadib markii loo tanaasulay.

Guddoomiye Cabdiladiif Muuse ayaa helay helay Codadka 100 Erg oo fadhiday hoolka ay ka socotay doorashada, waxaana u tanaasushay Luul Abshir diiriye oo la tartami laheyd, isagoona Guddoomiyaha Gobolka Mudug uu kamid noqday Baarlamaanka 11-aad.

Latest stories