HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo Shir isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee K/Galbeed

Madaxweyne Lafta-gareen oo Shir isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee K/Galbeed

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee laga soo doortay Koonfur Galbeed. Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Lafta-gareen uu Xildhibaanada labada Aqal isugu yeeray inay 20-ka bishaan Maarso isugu yimaadaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta G/Baay, […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee laga soo doortay Koonfur Galbeed.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Lafta-gareen uu Xildhibaanada labada Aqal isugu yeeray inay 20-ka bishaan Maarso isugu yimaadaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta G/Baay, ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulka.

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Xildhibaanada laga soo doortay deegaanada Maamulkaas la yeelan Shir Wadatashi ah, kaasi oo ku saabsan jiheynta doorashada dalka gaar ahaan tan Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda.

Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa tilmaamayA in Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen uu Xildhibaanada kala hadli doono dib u doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo arrinta doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhawaan soo gaba-gabeeyay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, waxaana Maamulkaas uu kasoo horjeestay Jadwalkii Dhaarinta Xildhibaanada oo ay soo saareen Guddiga doorashooyinka  heer Federaal, kuna tilmaamay mid sharci darro ah.

Latest stories