HomeWararGalmudug oo soo saartay Liiska kuraasta Doorashada ugu horreeysa ee taalla Gaalkacyo

Galmudug oo soo saartay Liiska kuraasta Doorashada ugu horreeysa ee taalla Gaalkacyo

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ah deegaan doorashada labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu soo bandhigay Liiska 11-kursi oo kamid kuraasta Golaha Shacabka Barlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ah deegaan doorashada labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu soo bandhigay Liiska 11-kursi oo kamid kuraasta Golaha Shacabka Barlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo doorashadooda la qaban doono.

- Advertisement -

11 kursi ee la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah kursiga #HOP069 oo uu ku fadhiyo Xildhibaan C/raxmaa Odawaa, waxaana tartanka kursigan uu ka mid yahay kuraasta sida weyn isha loogu haayo oo tartankiisa ka dhaxeeyo Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha C/raxmaan Odawaa iyo Wasiirka Ku-xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Al-Cadaala.

Guddiga doorashada Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay soo saaraan jadawlka doorashada kuraastan la shaaciyay, waxaana doorashadoodu lagu qabanayaa Magaalada Gaalkacyo oo ah deegaan doorashada labaad ee Galmudug.

Latest stories