HomeWararSafiirka Mareykanka iyo Taliyaha AFRICOM oo kulan gaar ah la yeeshay...

Safiirka Mareykanka iyo Taliyaha AFRICOM oo kulan gaar ah la yeeshay Taliye Odawaa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend ayaa booqasho ku tagay Saldhigga Balli-doogle, halkaasoo xarun u ah Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kummaandooska DANAB. Safiirka Mareykanka iyo Taliye Stephen Townsend ayaa waxaa ay si wadajir ah kulan ula yeesheen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka […]

- Advertisement -

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend ayaa booqasho ku tagay Saldhigga Balli-doogle, halkaasoo xarun u ah Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kummaandooska DANAB.

Safiirka Mareykanka iyo Taliye Stephen Townsend ayaa waxaa ay si wadajir ah kulan ula yeesheen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raagge, iyagoo ka wada hadlay arrimaha amniga iyo la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga arrinsaday taageerada Mareykanka ee ku aadan Ciidamada Xoogga dalka iyo tababarada Ciidamada, wuxuuna Taliye Odawaa Safiirka iyo Taliyaha AFRICOM ee qaaradda Afrika uga mahadceliyay booqashada ay ku tageen Balli-doogle.

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa la tilmaamay inay kormeer ku tageen qeybo kamid ah Saldhigga Balli-doogle ee ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose.

Latest stories