HomeWararXildhibaankii ugu horreeyay oo Maanta lagu doortay Magaalada Baraawe

Xildhibaankii ugu horreeyay oo Maanta lagu doortay Magaalada Baraawe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka bilaabatay doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo deegaano doorashadoodu tahay Baraawe. Kursiga koowaad tirsigiisu yahay Hop-165 ee doorashadiisa Maanta ka dhacday Baraawe ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Saalim Caliyow Ibrow iyo Aadan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka bilaabatay doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo deegaano doorashadoodu tahay Baraawe.

Kursiga koowaad tirsigiisu yahay Hop-165 ee doorashadiisa Maanta ka dhacday Baraawe ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Saalim Caliyow Ibrow iyo Aadan Cusmaan Xasan, waxaana kursigaas kusoo baxay oo ku guuleystay Saalim Caliyow.

- Advertisement -

Musharax Xildhibaan Saalim Caliyow ayaa waxaa uu helay Codad gaaraya 70 Cod, halka Musharaxii la tartamayey isna uu helay 15-Cod, sida Natiijada ay ku dhawaaqeen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed, iyagoona sheegay inuu guuleystay Saalim.

Doorashada kuraas kale ayaa ka socota Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo Maanta loo qorsheeyay inay ka dhacdo doorashada 7 kursi oo ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ammaanka Magaalad ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay, isla markaana waxaa sugida amniga iska kaashanaya Ciidamo Boolis ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya geeysay halkaas, Booliska AMISOM iyo Ciidamada Booliska maamulka Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts