HomeWararShir sannadeedka Xeer Ilaaliyeyaasha Qaranka oo Maanta ka furmay Muqdisho

Shir sannadeedka Xeer Ilaaliyeyaasha Qaranka oo Maanta ka furmay Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa Maanta ka furmay Shir sannadeedka Xeer Ilaaliyaasha Soomaaliyeed, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka. Shirka Xeer Ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo soocn doona laba maalmood ayaa sida uu qorshahu yahay looga hadli doonaa dhaqan-gelinta sarreynta sharciga, horumarinta howlaha […]

- Advertisement -

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa Maanta ka furmay Shir sannadeedka Xeer Ilaaliyaasha Soomaaliyeed, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka.

Shirka Xeer Ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo soocn doona laba maalmood ayaa sida uu qorshahu yahay looga hadli doonaa dhaqan-gelinta sarreynta sharciga, horumarinta howlaha xafiiska iyo ka doodista iyo ansixinta Xeer-hoosaadka nidaamka anshaxa.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa jira doona inta uu socdo doodo iyo cilmi baarisyo kala duwan oo lasoo bandhigi doono, isla markaana khudbado ay ka jeedin doonaa Madasha Madaxda ka qeyb shirkaas Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud, Wasiirka Cadaaladda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gan, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, masuuliyiin ka tirsan xafiiska Xeer Ilaalinta, madax  ka socota maamul goboleedyada, Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa shirka ka qeybgalaya.

Latest stories