HomeWararRW Rooble oo qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya 

RW Rooble oo qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya 

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya  Maxamed  Axmed Alcuthman. Kulanka dhex maray Ra’iisul Waasaare Rooble iyo danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya  Maxamed  Axmed Alcuthman ayaa waxaa looga hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal. Iyadoo intii kulanku uu socday diiradda lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya  Maxamed  Axmed Alcuthman.

Kulanka dhex maray Ra’iisul Waasaare Rooble iyo danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya  Maxamed  Axmed Alcuthman ayaa waxaa looga hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal.

- Advertisement -

Iyadoo intii kulanku uu socday diiradda lagu saaray   sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts