HomeWararGuddiga doorashada Somaliland oo Markii ugu horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedka soo...

Guddiga doorashada Somaliland oo Markii ugu horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedka soo xulaya Ergada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedka iyo bulshada rayidka ee soo xuli doono Ergada dooraneysa illaa shan kursi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka. Waa doorashadii u horeysay ee si cad uga ka muuqdo habraacii lagu heshiiyay 22 Agosto, marka loo eego doorashadii Golaha Shacabka ee ka dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedka iyo bulshada rayidka ee soo xuli doono Ergada dooraneysa illaa shan kursi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Waa doorashadii u horeysay ee si cad uga ka muuqdo habraacii lagu heshiiyay 22 Agosto, marka loo eego doorashadii Golaha Shacabka ee ka dhacay Baydhabo, Dhuusamareeb iyo kuwii lagu doortay Muqdosho oo si weyn looga hortimid habraacii loo maray oo ahaa mid mugdi ku jiray.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts