HomeWararTOOS: Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo ka socota Muqdisho

TOOS: Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo ka socota Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa hadda xarunta Genaraal Kaahiye ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah Kuraasta Aqalka hoose ku matali doona  Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Dhammaan Ergada iyo musharixiinta ayaa ku sugan xarunta,waxaana billaabatay codaynta musharaxiinta, kuwaasi oo kala dooran doona musharixiinta ku tartami doona lixda kursi. Sidoo kale goobta ay ka dhacayso doorashadu ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa hadda xarunta Genaraal Kaahiye ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah Kuraasta Aqalka hoose ku matali doona  Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Dhammaan Ergada iyo musharixiinta ayaa ku sugan xarunta,waxaana billaabatay codaynta musharaxiinta, kuwaasi oo kala dooran doona musharixiinta ku tartami doona lixda kursi.

- Advertisement -

Sidoo kale goobta ay ka dhacayso doorashadu ayaa waxa ku sugan xubno ka kala socda Guddiyada doorashooyinka Gobolada Waqooyi iyo Guddiga doorashooyinka heer Federaal.

Doorashadaan ayaa waxaa ay horudhac u tahay doorashooyinka  Gobolaha shacabka oo si toos ah dhammaan magaalooyinka dowlad Goboleedyada uga billaaban doonto, taasi oo ay socoto qaban qaabada iyo u diyaar garowga.

TOOS: Halkaan ka daawo Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts