HomeWararAl-Shabaab oo sheegay in ay dagaal kula wareegeen degaan ka tirsan Gobolka...

Al-Shabaab oo sheegay in ay dagaal kula wareegeen degaan ka tirsan Gobolka Baay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa sheegay in saaka aroornimadii hore ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin duleedka Magaalada baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka u ah Maamul Goboleedka Soomaaliya. Dagaalka oo sida ay sheegeen dhacay arroornimadii hore ee Saaka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga dhacay deegaanka Daynuunaay oo qiyaastii 25Km […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa sheegay in saaka aroornimadii hore ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin duleedka Magaalada baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka u ah Maamul Goboleedka Soomaaliya.

Dagaalka oo sida ay sheegeen dhacay arroornimadii hore ee Saaka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga dhacay deegaanka Daynuunaay oo qiyaastii 25Km ujira magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Warar lagu faafiyay Baraha Internet-ka ee ku hadla afka dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Daynuunaay oo qiyaastii 25Km ujira magaalada Baydhabo.

Dhanka Saraakiisha Ciidanka Dowladda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay oo ay kaga hadlayaan dagaalkaasi la sheegay inuu ka dhacay Daynuunaay, sidoo kale ma jiraan ilo ka madax-bannaan warbaahinta Al-Shabaab oo xaqiijinaya dagaalkaasi iyo la wareegista degaankaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts