HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo Booqday Xeryo ay ku sugan yihiin Ciidamo

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo Booqday Xeryo ay ku sugan yihiin Ciidamo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gelinkii dambe ee galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin Ciidamada Qalabka Sida ee degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada ee ku sugnaa xeryaha oo uu booqashada ku tegay u jeediyay khudbado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gelinkii dambe ee galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin Ciidamada Qalabka Sida ee degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada ee ku sugnaa xeryaha oo uu booqashada ku tegay u jeediyay khudbado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qalabka Sida wanaagsan ay uguteen waajibaadkooda iyo markastana ugu taaganyihiin difaaca ummadda Soomaaliyeed.

Kormeerka uu ku tegay Qoorqoor xeryaha ay ku suganyihiin Ciidamada Dowladda ayaa waxaa uu ku soo aaday, iyada oo dagaal maalmo socday Ciidanka dowladda, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna uu ku dhexmaray Magaalada Guriceel.

Dagaalada ayaa dhaliyey khasaaro lixaad leh oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay, waxaana inta ay socdeen dagaalada lagu dilay Saraakiil Ciidan, Askar iyo dad shacab ah oo ku sugnaa Magaaladaas oo markii dambe isaga baxeen Ciidankii Ahlusunna Waljamaaca ee joogay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts