HomeWararMaraakiib Shisheeye oo Kalluumeysi sharci darro ah ka wada Badda Soomaaliya

Maraakiib Shisheeye oo Kalluumeysi sharci darro ah ka wada Badda Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaar ka mid ah kalluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha Bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah uga kalluumeysta biyaha badda ee dalka. Aamiin saciid Aadan oo ka mid ah kallumeystada ku dhaqan  xeebaha dagmada hobyo ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay in maalmihii u danbeeyay ay soo baxeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah kalluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha Bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah uga kalluumeysta biyaha badda ee dalka.

Aamiin saciid Aadan oo ka mid ah kallumeystada ku dhaqan  xeebaha dagmada hobyo ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay in maalmihii u danbeeyay ay soo baxeen qeylo dhaan ku aadan maraakiib shisheeye oo sida sharci darada ah uga kaluumeysanaya xeebaha bariga Gobalka Mudug.

- Advertisement -

Kalluumeysatada gobolka Mudug ayaa sheegay in kalluumeysiga sharci darada ah ee ka jira badda Soomaaliya ay ay saameeyn ku yeesheen nolasha kumanaan qoys oo ku tiirsanaa wax soo saarka badda.

Qaar ka mid ah kalluumeysatada Soomaalida ayaa fikrad ahaan qaba in haddii aan si degdeg ah wax looga qaban kalluumeysiga sharci darada ah ee maraakibta shisheeye ay dhallin karaan, shaqo la’aan ku timaada kalluumeysatada.

Sidoo kale kalluumeysatada Soomaalida ayaa tilmaamay inay ka cabsi qabaan hoos u dhac dhinaca la xiriira kheyraadka badda iyo bulshada kalluumeysatada ah ka barakacda deegaanada xeebaha ah ee dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts