HomeWararMaxaa looga hadlay Shirka Maanta ee Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland?

Maxaa looga hadlay Shirka Maanta ee Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland?

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa manta oo khamiis ah shir guddoomiyey shirka Golaha Xukuumadda Jubbaland oo ka qabsoomay Xarunta Madaxtooyada Maamulka. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ugu horeyn Golaha Wasiiradda oga warbixiyey xaalada siyaasadda dalka, Amniga, doorashooyinka dalka iyo safarkii shaqo ee ugu maqnaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa manta oo khamiis ah shir guddoomiyey shirka Golaha Xukuumadda Jubbaland oo ka qabsoomay Xarunta Madaxtooyada Maamulka.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ugu horeyn Golaha Wasiiradda oga warbixiyey xaalada siyaasadda dalka, Amniga, doorashooyinka dalka iyo safarkii shaqo ee ugu maqnaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

- Advertisement -

Inta uu socday Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay Arrimo ay kamid ahaayeen ammaanka, dhaqaalaha, dhismaha biyo xireenada wabiga Jubba, iyo wada shaqaynta Hay’adaha iyo Wasaaradaha Dowlada.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Wasiirada Wasaaraddaha dowlad Goboleedyada Jubbaland faray inay dardar-geliyaan shaqooyinka horyaalla, isla markaana ka dalbaday in laga shaqeeyo dhismaha biyo xireenada wabiga Jubba.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts