HomeWararXukun lagu riday Askari Dhac dartiis Magaalada Muqdisho ugu dilay qof shacab...

Xukun lagu riday Askari Dhac dartiis Magaalada Muqdisho ugu dilay qof shacab ah

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo khamiis ah xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska oo dil ka geystay Magaalada Muqdisho. Maxkamadda ayaa Dable Boolis Maxamed Cabdi Jaamac Joof ku heshay dembi ah inuu si bareer ah Isgoyska Ceeb-gaab ee degmada Xamarjajab ee Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo khamiis ah xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska oo dil ka geystay Magaalada Muqdisho.

Maxkamadda ayaa Dable Boolis Maxamed Cabdi Jaamac Joof ku heshay dembi ah inuu si bareer ah Isgoyska Ceeb-gaab ee degmada Xamarjajab ee Gobolka Banaadir ugu dilay Marxuum Yaxye CabdiCaziiz Maxamed 22-kii June Sanadkan.

- Advertisement -

Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada ayaa dalbatay in Dable Boolis Maxamed Cabdi lagu rido xukun dil ah oo ah qisaasta Marxuum Yaxye CabdiCazii oo saddex xabbadood uga dhuftay Madaxa, si bareer ah.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay in Dable Boolis Maxamed Cabdi Jaamac Joof lagu xukumay dil toogasho ah.

Si kastaba xukunsanaha ayaa u dilay Marxuumka Yaxye CabdiCaziiz Maxamed dhac uu u gaysanayay darteed, waxaana uu  dilkaas ka dhacay degmada Xamarjajab gaar ahaan Isgoyska Ceel-gaabta 22-kii June Sanadkaan 2021.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts