HomeWararRW Rooble oo ka hadlay Doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland ee lasoo...

RW Rooble oo ka hadlay Doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland ee lasoo gaba-gabeeyay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Senatarodii Maanta lagu doortay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kuwaasi oo kamid noqonaya Aqalka Sare.

Ra’iisul Wasaare Rooble aya Qoraal goor dhow soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay inuu ku faraxsan yahay sida ay kusoo dhammaatay doorashadii kuraasta Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo Maanta lasoo gaba-gabeeyay.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta ayaa hambalyo iyo boggaadin u jeediyay ergooyinkii wax doortay iyo Guddiyada doorashada ee  sida hufan ee xilkasnimada leh u maamulay doorashadii kuraasta Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Xarunta Teendhada Afisyooni ayaa waxaa Maanta ka dhacday doorashada shan kursi oo ka harsaneyd kuraasta Gobolada Waqooyi,  isla markaana waxaa ku tartamay Musharaxiin dhowr oo qaarkood ku fadhiyey kuraas, waxaana la doortay Senatoradan:

1-Saciid  Cabdi Xasan

- Advertisement -

2- Naciimo Xasan Xaaji

3- Axmed Maxamed Saciid

4- Axmed Ibraahim Maxamed

5- Deeqa Xasan Xuseen

Latest stories