HomeWararPuntland oo digniin Culus u dirtay Kalluumeysatada sida sharci darrada ah uga...

Puntland oo digniin Culus u dirtay Kalluumeysatada sida sharci darrada ah uga Kalluumeysata Xeebaheeda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Masuuliyiinta Wasaraadda Maaliyadda ee gobolka Gardafuu, ayaa kormeer shaqo ku tagey xeebaha Degmada Bareeda, iyagoo indha-indheyn ku sameeyay dakhliga Xeebaha ee Wasaaraddu qaado. Koormeerka, waxaa hogaaminayay  Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyada gobolka Gardafuu Maxamed Axmed Jeeg, Taliyaha Qeybta gobolka.Gardafuu Gaashaanle sare Shire Cabdi Ismaacil iyo maamulaha Dakhliga ee gobolka Cumar Jaamac Juusuf. Masuuliyiintan, waxey digniin u direen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiinta Wasaraadda Maaliyadda ee gobolka Gardafuu, ayaa kormeer shaqo ku tagey xeebaha Degmada Bareeda, iyagoo indha-indheyn ku sameeyay dakhliga Xeebaha ee Wasaaraddu qaado.

Koormeerka, waxaa hogaaminayay  Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyada gobolka Gardafuu Maxamed Axmed Jeeg, Taliyaha Qeybta gobolka.Gardafuu Gaashaanle sare Shire Cabdi Ismaacil iyo maamulaha Dakhliga ee gobolka Cumar Jaamac Juusuf.

- Advertisement -

Masuuliyiintan, waxey digniin u direen Kalluumeysatada sida sharci daro ah ugu Kalluumeysata Xeebaha Puntland gaar ahaan gobolka Gardafuu, waxeyna sheegeen ciddii lagu helo iyagoo si sharci darro ah u kalluumeysaneysa sharciga la hor keeni doono.

Xeebta Puntland, ayaa aad u dheer, waxaana ceegaaga kheyraad farabadan, waxaana la sheegaa in ay soo gallaan Maraakiib iyo Doonyo si sharci darro ah uga Kalluumeysta.

Baahintii.

- Advertisement -

Puntland ayaa dhowr jeer oo hore dignino u dirtay Maraakiibta iyo doonyaha sida sharci darracad ah kaga jillaabta xeebaheeda,waxaana sidoo kale horay ay gacanta ugu dhigeen Ciidanka ilaada Xeebaha ee Puntland, Kalluumeysato kusoo xad gudbay biyaha Badda Puntland.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts