HomeWararMareykanka oo ka hadlay warqadaha ay hawada isku marinayaan Farmaajo iyo Rooble

Mareykanka oo ka hadlay warqadaha ay hawada isku marinayaan Farmaajo iyo Rooble

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble inay xalliyaan khilaafka haatan ka dhex taagan si loo ilaaliyo xasiloonida dalka. Mareykanka wuxuu sidoo kale sheegay in wadashaqeynta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ay tahay arrin muhiim ah ‘ dardangelinta dhameytirska hanaanka doorashada dalka’ “Waxaan ugu baaqeynaa Madaxweynaha iyo […]

- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble inay xalliyaan khilaafka haatan ka dhex taagan si loo ilaaliyo xasiloonida dalka.

Mareykanka wuxuu sidoo kale sheegay in wadashaqeynta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ay tahay arrin muhiim ah ‘ dardangelinta dhameytirska hanaanka doorashada dalka’

- Advertisement -

“Waxaan ugu baaqeynaa Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha inay ka fogadaan qoraallada iyo ficilada xaaladda sii kicinaya si ay u xalliyaan khilaafka ka dhashay magacaabista saraakiisha dowladda” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda.

Khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya ayaa sii xoogeystay ka dib markii madaxweyne Farmaajo uu ku dhawaaqay in uu awoodda Ra’iisul Wasaaraha laalay, taas oo Rooble uu diiday.

Khilaafka iyo muranka ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo horey uga tirsaneyd hay’adda nabad sugidda Soomaaliya oo dowladda sheegtay in Shabaab ay dishay kadib in muddo ah la la’aa. Shabaabka ayaa haseeyeeshee beeniyay.

Latest stories