HomeWararWasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa goor dhoweyd soo gaartay Magaalada Caasimadda Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Wasiirad Raychelle Omamo kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Ujeedka safarka Raychelle Omamo ee Muqdisho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa goor dhoweyd soo gaartay Magaalada Caasimadda Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Wasiirad Raychelle Omamo kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ujeedka safarka Raychelle Omamo ee Muqdisho ayaa waxaa uu yahay mid la xiriira xoojinta xiriirrka diblomaasiyadeed ee dhexeeya labada dal gaar ahaan arrimaha ganacsiga iyo isu-socodka shacabka labada dal.

Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya ayaa si kala gaar gaar ula kulmi doonta, Wasiirka Arrimaha Dibadda xilgaarsiinta, Ra’iisul Wasaare Rooble, sidoo kale waxaa la filayaa inay sallaan ugu tagto Madaxweyne Farmaajo.

Wasiirad Raychelle Omamo ayaa Madaxda dowladda kala hadli doonta xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal, waxay martiqaad rasmi ah u wadaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble oo la filayo inuu todobaadkan uu socdaal ku tago Magaalada Nairobi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts