HomeWararQof Meyd ah oo lagu arkay xaafad ka tirsan Jowhar iyo faah...

Qof Meyd ah oo lagu arkay xaafad ka tirsan Jowhar iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafad ka tirsan Magaaladaas lagu arkay Meydka wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka deegaanka. Meydka wiilka ayaa lagu arkay Beer (xamiiro) oo ku taalla xaafadda Buulo makiino ee Magaalada Jowhar, waxaana xiligii arkayay Wiilka uu kasoo laad-laaday geed dheer, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafad ka tirsan Magaaladaas lagu arkay Meydka wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka deegaanka.

Meydka wiilka ayaa lagu arkay Beer (xamiiro) oo ku taalla xaafadda Buulo makiino ee Magaalada Jowhar, waxaana xiligii arkayay Wiilka uu kasoo laad-laaday geed dheer, isagoo ugu xirnaa qorta xarig.

- Advertisement -

Dad tegay goobta ayaa waxaa ku warrameen in Wiilka ilaa iyo hadda lagu murunsan yahay inuu is dal dalay iyo in la dilay, kaasi oo magacaabiisa lagu sheegay Feysal Bariise Jiinow oo da’diisa u dhaxeeyso 17 ilaa iyo 19- sanno jir.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Hirshabeelle ayaa gaaray goobta lagu arkay Meydka marxuum Feysal Bariise oo loo maleynayo inuu is dal dalay, waxaana haatan Ciidanka ay baaritaano ku wadaan falkaas dhacay.

Dadka deegaanka xaafadda buulo makiino ee Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe aya Maanta aad u hadal haaya dhacdadaan lagu arkay Meydka wiilka dhalinyarada ahaa, waxaana sidaa kalena horey dhacdooyin kala duwan uga dhaceen Jowhar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts