HomeWararGolaha Wakiilada Somaliland oo Guddoomiye Cusub doortay

Golaha Wakiilada Somaliland oo Guddoomiye Cusub doortay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland kadib tartan adag oo dhex maray Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ka tirsan xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye. Cabdirisaaq ayaa helay codad gaarayo 42 cod, waxaana sidoo kale 39 cod helay Yaasiin Xaaji Maxamuud faratoon oo la tar-tamayay, kaasi oo horay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland kadib tartan adag oo dhex maray Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ka tirsan xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye.

Cabdirisaaq ayaa helay codad gaarayo 42 cod, waxaana sidoo kale 39 cod helay Yaasiin Xaaji Maxamuud faratoon oo la tar-tamayay, kaasi oo horay u soo noqday Wasiirkii Arrimaha dibadda Somaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts