HomeWararSafiirka Itoobiya ee Somalia oo Codsi u diray Maamulka Gobolka Banaadir

Safiirka Itoobiya ee Somalia oo Codsi u diray Maamulka Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ku qaabilay Danjiraha Dowladda Itoobiya ee dalka Soomaaliya Amb. Cabdifataax Cabdullaahi Xasan. Kulanka labada Mas’uul ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii loo mataaneyn lahaa Magaalooyinka Caasimahadaha ee Muqdisho iyo Addis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ku qaabilay Danjiraha Dowladda Itoobiya ee dalka Soomaaliya Amb. Cabdifataax Cabdullaahi Xasan.

Kulanka labada Mas’uul ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii loo mataaneyn lahaa Magaalooyinka Caasimahadaha ee Muqdisho iyo Addis Ababa.

- Advertisement -

Safiirka Itoobiya ee dalka Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi ayaa u sheegay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in Addis Ababa ay dhawaan ka bilaaban doonto howlo dhulka lagu dhireynayo ay qeyb ka tahay Muqdisho dhireyntaas oo loogu deeqay dalalka Gobolka.

Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed ayaa Safiirka kala hadlay sidii loo mataaneyn lahaa Magaalooyinka Muqdisho iyo Addis Ababa, isla markaana loo horumarin lahaa goobaha biyo mareenada, xiliyada roobabka da’aan.

Safiir Cabdifataax Cabdullaahi Xasan ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ka Codsaday in la siiyo dhul ay dhistaan oo ay doonayaan inay ku shaqeyso Xarunta Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho, iyadoona Cumar Finish uu balan qaaday in Safaaradda dhul lasii doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts