HomeWararMadaxweynaha Kenya oo sharci jebiyay iyo dhalleeceyn loo jeediyay

Madaxweynaha Kenya oo sharci jebiyay iyo dhalleeceyn loo jeediyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa lagu dhalleeceeyay jabinta sharciga bandowga ee u yaala dalkiisa kadib markii uu daah furay mashruucyo sacaadaha bandowga. Madaxweyne Kenyatta ayaa daah furay shan isbitaal habeenkii talaadada wuxuuna sharxay inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo habeenkii si loo hubiyo adeeggayada. Wuxuu sheegay in isbitaalada caasimada Nairobi loogu tala galay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa lagu dhalleeceeyay jabinta sharciga bandowga ee u yaala dalkiisa kadib markii uu daah furay mashruucyo sacaadaha bandowga.

Madaxweyne Kenyatta ayaa daah furay shan isbitaal habeenkii talaadada wuxuuna sharxay inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo habeenkii si loo hubiyo adeeggayada.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in isbitaalada caasimada Nairobi loogu tala galay inay shaqeeyaan 24 saacadood isla markaana uu u baahan yahay inuu la socdo arintaasi.

“Sidaad adinkaba u aragteen, waxay noqon laheyd wax aan macquul aheyn inaad tagto oo aad sameyso waxa aan maanta sameynay, maalintii maxaa yeelay tirada dadka halkaas joogi lahaa,” ayuu ku yiri warbaahinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts