HomeWararMagaalada Hargeysa oo Maayir Cusub loo doortay

Magaalada Hargeysa oo Maayir Cusub loo doortay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa waxaa goordhaweyd lagu doortay maayirka Magaalada iyo ku xigeen, kadib Codeyn ka dhacday Magaaladaasi. Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si rasmi ah loogu doortay Duqa Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland, waxaana Cabdikariin uu helay codad gaaraya 17 cod, sidoo kale waxaa 17 cod helay ku xigeenkiisa Khadar Axmed Nuur.

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa waxaa goordhaweyd lagu doortay maayirka Magaalada iyo ku xigeen, kadib Codeyn ka dhacday Magaaladaasi.

Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si rasmi ah loogu doortay Duqa Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland, waxaana Cabdikariin uu helay codad gaaraya 17 cod, sidoo kale waxaa 17 cod helay ku xigeenkiisa Khadar Axmed Nuur.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts