HomeWararFaah faahin: Qarax ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Faah faahin: Qarax ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku warramaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaaro badan dhaliyay, waxaana kasoo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan Qaraxa oo la sheegay inuu yahay mid aad u xoogganaa. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxu uu heleelay Mooto ay saarnaayeen dad shacab ah oo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku warramaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaaro badan dhaliyay, waxaana kasoo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan Qaraxa oo la sheegay inuu yahay mid aad u xoogganaa.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxu uu heleelay Mooto ay saarnaayeen dad shacab ah oo ku safrayay inta u dhaxaysa degaanka Nambar-60 iyo degmada Awdhegle ee Gobolka Shabeelaha hoose, waxaana lasoo sheegayaa khasaro soo gaaray dadka shacabka ah ee Miinadu haleeshay.

- Advertisement -

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in ay gargaar caafimaad u fidiyeen dsadka shacabka ah, waxaana Warbaahinta Dowladdu ay qortay in Goobta wax ka dhaceen ay Ciidanku gaareen, sidoo kalena ay gar gaar caafimaad gaarsiiyeen dadkii dhibaatadu soo gaartay.

 

Taliyaha Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Cabdulaahi Mustaf Cali Madaale Qaran ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in dadkaasi shacabka ah saarnaayeen Mootooyinka Nooca laba lugooleeyda ah ee Fekon-ta ah islamarkasna Al-Shabaab ay ku qarxiyeen Miino nooca Dhulka lagu aaso xili ay kusafrayeen wadadaasi u dhexeeyso degaanka Nambar 60 iyo degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaah hoose, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts