HomeWararWafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Xudur

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Xudur

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wefdigan oo ay kamid yihiin, saraakiil ka socota Qaramada Midoobay iyo hey’adaha kale ee samafalka ka shaqeeya iyo arrimaha gargaarka bani aadanimada ayaa u kuurgalay xaaladda nolaleed ee magaalada Xuddur oo Alshabaab u go’doonsan muddo 10 sano ku dhow. Ugu horeyn wefdiga ayaa kormeerey xeryaha barakacyaasha ee ku yaala daafaha magaalada Xuddur, halkaas oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wefdigan oo ay kamid yihiin, saraakiil ka socota Qaramada Midoobay iyo hey’adaha kale ee samafalka ka shaqeeya iyo arrimaha gargaarka bani aadanimada ayaa u kuurgalay xaaladda nolaleed ee magaalada Xuddur oo Alshabaab u go’doonsan muddo 10 sano ku dhow.

Ugu horeyn wefdiga ayaa kormeerey xeryaha barakacyaasha ee ku yaala daafaha magaalada Xuddur, halkaas oo ay ku nool yihiin kumanaan shacab ah oo Alshabaab ka soo barakiciyeen tuulooyinkooda.

- Advertisement -

 

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koofur Galbeed, Cabdinaasir Cali Caruush, ayaa horkacayay wefdiga ayagoo la kulmay qeybaha bulshada iyo maamulka.

Sidoo kale, mas’uuliyiinta ayaa kormeer indha indheyn ah ku sameeyay qaar kamid ah suuqyada magaalada Xuddur oo xilligan gabaabsi ka yihiin cuntooyinka quutul daruuriga ah.

- Advertisement -

Wefdiga waxay kulan la yeesheen maamulada degmooyinka Xuddur, Tayeglow iyo Rabdhuure, waxayna si qoto dheer uga wada hadleen xaaladaha amni iyo tan bani aadanimo ee ka jirta gobolka Bakool gaar ahaan degmooyinkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts