HomeWararXisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay Isbaheysi cusub

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay Isbaheysi cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulkaas uga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo cusub, kadib doorashadii 31 bishii May ka dhacday halkaas. Guddoomiyeyaasha Xsibiyada Waddani iyo UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay inay sameeyteen Isbaheysi, iyagoona magacaabay Guddiyo ka kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulkaas uga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo cusub, kadib doorashadii 31 bishii May ka dhacday halkaas.

Guddoomiyeyaasha Xsibiyada Waddani iyo UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay inay sameeyteen Isbaheysi, iyagoona magacaabay Guddiyo ka kala tirsan labada Xisbi.

- Advertisement -

Guddiyada ay magacaabeen Cabdiraxmaan Cirro iyo Feysal ayey ku sheegeen inay ku doonayaan la wareegida hoggaaminta Golaha Wakiilada iyo Golaha deegaanka ee degoomyinka Somaliland, kadib markii xalay la shaaciyay natiijadii ugu dambeeysay ee doorashadii dhacday.

Guddiyada ay magacaabeen labada xisbi ee Waddani iyo UCID ayaa ka kooban 10-xubnood, waxaana xisbi kasta ka socda 5-xubnood, kuwaasi oo ka shaqeyn doona Arrimaha hoggaaminta Golayaasha Wakiilada iyo deegaanka ee degoomyinka.

Ku dhawaaqista Isbaheysiga cusub oo ay sameeysteen Guddoomiyeyaasha Xsibiyada Waddani iyo UCID ayaa ku aaday, iyada oo xalay shaaciyay natiijadii ugu dambeysay ee doorashada Golaha Wakiilada iyo deegaanka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Magacyada xubnaha Guddiyada ee la magacaabay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts