HomeWararSafiirka Soomaaliya ee Ciraaq oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Safiirka Soomaaliya ee Ciraaq oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha dalka Ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa qasriga Madaxtooyda ee Magaalada Baqdaad kaga gadoomay warqadahiisa aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Safaaradda dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Magaalada Baqdaad Mudane Liibaan Sheekh Maxamuud (Maalinguur). Ugu horeyn danjire Liibaan ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Ciraaq sida wanaagsan ee uu uqaabilay, waxuuna u gudibyay salaan iyo bogaadin uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa qasriga Madaxtooyda ee Magaalada Baqdaad kaga gadoomay warqadahiisa aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Safaaradda dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Magaalada Baqdaad Mudane Liibaan Sheekh Maxamuud (Maalinguur).

Ugu horeyn danjire Liibaan ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Ciraaq sida wanaagsan ee uu uqaabilay, waxuuna u gudibyay salaan iyo bogaadin uu kaga waday Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

- Advertisement -

Danjiraha Soomaaliya Liibaan Sheekh Maxmuud ayaa dhankiisa cadeeyay sida dalkiisu u doonayo xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Baqdaad si loo gaaro danaha guud iyo manfacadda gobolka, isagoo muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada Ciraaq ee howlgalka Soomaaliya.

Dhanka kale Madaxweynaha Dalka ciraaq Barham Saalax ayaa Safiir Liibaan u rajeyay inuu ku guuleysto waajibaadkiisa diblomaasiyadeed ee Baqdaad, isagoo muujiyay in Dowladda ciraaq diyaar u tahay inay bixiso wax kasta oo taageero ah si loogu guuleysto iskaashiga labada dal ee walaalaha ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts