HomeWararDhakhtar caan ah oo goordhaweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho

Dhakhtar caan ah oo goordhaweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd Muqdisho lagu dilay dhakhtar Buurane oo ka mid ahaa Dhaqaatiirta sida weyn looga yaqaanno Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilka Marxuumka. wararku waxaa ay sheegayaan in Marxuumka lagu dilay xaafadda Al-baraka ee degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka Ceynu Shamsi, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd Muqdisho lagu dilay dhakhtar Buurane oo ka mid ahaa Dhaqaatiirta sida weyn looga yaqaanno Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilka Marxuumka.

wararku waxaa ay sheegayaan in Marxuumka lagu dilay xaafadda Al-baraka ee degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka Ceynu Shamsi, waxaana dad goobjoogayaal ah ay sheegeen in dilka ay fuliyeen dabley hubeysan.

- Advertisement -

Dr Buurane ayaa ka mid ahaa dhaqaatiirka ka howlgala Muqdisho kuwaada ugu caansan, waxaana lasoo sheegayaa in goobta uu dilku ka dhacay ay gaareen Ciidanka ammaanka Dowladda kuwaasi oo wada howlgal ay ku baadi goobayaan dableydii falka gaysatay, inkastoo ilaa iyo hadda aan la shaacin cid loo soo qabtay dilka dhaqtarka.

Alle ha u naxariitee Dhaqtarka ayaa qaabilsanaa Cudurada ku dhaca Maqaarka, isagoo in muddo ah kasoo shaqaynayay, waxaana sidoo kale uu ahaa dhaqtar ay bulshada Muqdisho si weyn u garanayaan.

wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts