HomeWararMidowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ahaa in ay fududeeyaan hanaanka doorashada si muwaadiniinta u doortaan wakiiladooda siyaasadeed. Madaxweyne Farmaajo, ayaa dhowaan tagay dalka Kongo halkaas oo uu kula kulmay dhigiisa dalkaas Felix Tshakedi sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ahaa in ay fududeeyaan hanaanka doorashada si muwaadiniinta u doortaan wakiiladooda siyaasadeed.

Madaxweyne Farmaajo, ayaa dhowaan tagay dalka Kongo halkaas oo uu kula kulmay dhigiisa dalkaas Felix Tshakedi sidoo kalena haya xilka maartadada ah ee Midowga Afrika.

- Advertisement -

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 12 bishan Abril meel mariyay sharciga jiheynta doorashada dalka, ka dib markii maamulada Puntland iyo Jubaland ay diideen in doorasho lagu galo heshiiskii 17 September oo  dhinacyada oo dhan wada saxiixeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts