HomeWararGuddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray sharci jiheynaya Doorasho qof iyo Cod

Guddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray sharci jiheynaya Doorasho qof iyo Cod

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa soo saaray sharci gaar ah oo jiheynta doorashooyinka heer Federaal oo ah doorasho qof iyo Cod ah. Golaha Wasiirada Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa la faray in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka heer Federaal. Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa dalbaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa soo saaray sharci gaar ah oo jiheynta doorashooyinka heer Federaal oo ah doorasho qof iyo Cod ah.

Golaha Wasiirada Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa la faray in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka heer Federaal.

- Advertisement -

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa dalbaday in Xukuumadda gacan buuxda lagu siiyo meel marinta waajibaadkooda dastuuriga, sidaas darteed waxaa awood loo siiyay muddo labo sano gudahood inay doorasho qof iyo Cod ku qabtaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa haatan Xarunta Villa Hargeysa uga socda kulan looga hadlayo ka doodista Mooshinka doorashooyinka Qaranka, waxaana Xildhibaano hadlay ay sheegeen in lagu heshiin waayay doorashada dalka.

Hoos ka Akhriso Sharciga uu soo saaray Guddoonka Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts