HomeWararQarax khasaaro geystay oo ka dhacay J/Hoose iyo Faah faahin kasoo baxeysa

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay J/Hoose iyo Faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qarax xoogan ayaa barqanimadii Maanta ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegayaan wararka aan halkaas ka heleyno. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax xoogan ayaa barqanimadii Maanta ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegayaan wararka aan halkaas ka heleyno.

Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland oo ku sugnaa Garoonka diyaaradaha degmada Afmadow.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in qaraxa laga maqlay inta badan xaafadaha Afmadow, waxaana ku geeriyooday 5 Askari oo ka tirsan Maamulka Jubbaland oo joogay halka uu qaraxu ka dhacay.

Al-shabaab oo ka hadashay qaraxaas ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegatay Mas’uuliyadiisa, iyagoona tilmaamay inay ku dileen 5 Askari oo uu ku jiray Nin Sarkaal.

Saraakiisha Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaan ilaa iyo hadda ka hadlin qaraxa khasaaraha geystay ee barqanimadii Maanta ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana degan haatan xaaladda degmadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts