HomeWararSawiro:-Ciidamada xoogga dalka oo saldhigyo Cusub ka sameystay Gobolka Galgaduud

Sawiro:-Ciidamada xoogga dalka oo saldhigyo Cusub ka sameystay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Abaanduulaha Qaybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Xuseen Xoosh oo uu wehlinayo  Madaxa howlgelinta qeybta 21aad ayaa maanta waxa siwadajir ah u daah fureen qorsha dhismaha Xarunta tababarada ee Gaaska 11aad ee Dhaan_Karoone oo ka Tirsan Xeryihii Taariikhiga ee dalka. Xeradan oo ku taala Duleedka Galinsoor oo Horay fariisin ugu aheyd Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abaanduulaha Qaybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Xuseen Xoosh oo uu wehlinayo  Madaxa howlgelinta qeybta 21aad ayaa maanta waxa siwadajir ah u daah fureen qorsha dhismaha Xarunta tababarada ee Gaaska 11aad ee Dhaan_Karoone oo ka Tirsan Xeryihii Taariikhiga ee dalka.

Xeradan oo ku taala Duleedka Galinsoor oo Horay fariisin ugu aheyd Ciidanka Qalabka Sida Xiligii Dowladii dhexe ee Soomaaliya ayaa ka kooban Qaybta Keydka Hubka, aagga Daloolada Gaadiidka , Garoomada Ciyaaraha iyo Garoon diyaaradeed, Baraagaha Biyaha keydiyo iyo Qaybta Tababarada ciidamada waxaana Dhismaha Xerada Balan qaadey Dhowaan Taliyaha Qaybta 21aad S/Guuto Yuusuf Cabdulqaadir “Kaanti” Balantaasi oo maantaba fulinteedu Bilaabatey.

- Advertisement -

Abaanduulaha Qaybta 21aad G/Dhexe Xuseen Xoosh ayaa uga Mahad celiyay Maamulka degmada Galinsoor sida ay isku garab taageen xoogga dalka iyo kaalinta ay ka geysanayaa Howsha Gaaska Dhaan_Karoone

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan taliska Qaybta 21aad ayaa horay waxaa xerada ciidan looga dhisamay Xero ku taalla duleedka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud,kuwaas oo mararka qaarkood howlgallo fuliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts